U bood dhigaalka

Beyle Oo u Fasaxidda $5-ta Milyan Bangiga Adduunka Ee D/Goboleedyada Ku Xiray Xisaab Celin

Sheeko:Dalka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaradaha Maaliyadda ee dowlad goboleedyada ku wargelisay inay u diri-doonta maamullada $5 Milyan oo Dollar oo qeyb ka aha barnaamijka Surge Support ee bangiga adduunka, iyaga dowlad goboleedyada laga codsaday inay soo gudbiyaan dalabkooda ku aadan qeybta labaad ee lacagaha cusub, isla markaana ay soo diraan Xisaabta celinta lacagahii hore.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle  ayaa sheegay in Bankiga adduunka uu soo fasaxay lacagaha kabka ah, waxaana dowlad goboleedyada uu ka codsaday soo gudbinta xisaab celinta iyo dalabka lacagaha kabka ah ee cusub.

Akhriso Qoraalka Beyle: