U bood dhigaalka

Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro

Sheeko:Dalka

Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada  ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay ee magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wararka aynu heleyno ayaa tilmaamaya in biyihii ugu badnaa ay iminka soo gaaray duleedka Beledweyne, iyadoo hadda ay celinayaan biyo xireen (carro tuur ) oo ay dhigeen guddiga fatahadda webiga.

Goobjoog News