U bood dhigaalka

Booliiska Dowladda Soomaaliya Oo Si Naxariis Darro Ah u Dilay 2 Dhalinyaro

Sheeko:Amniga

Booliiska dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka dilay 2 dhalinyaro ah, oo mid yahay wadaha gaariga Bajaaj-ta.

Darawalka oo ahaa Deeq Fooley oo ahaa wiil da’ yar oo aan 20 sano gaarin waxaa uu ka  soo jeeda qoys sabool ah oo isagu uu biilka u raadin jiray.

Askari ayaa si kas ah ugu dilay isgoyska Isgoyska Hawl-wadaag. Deeq waxaa lala dilay wiil la socday oo Bajaajta u kireysneyd.

 

Goobjoog News