U bood dhigaalka

Burcad Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Nairobi

Sheeko:Dalka

Ciidamada Flying Squad loo yaqaano ee dalka Kenya ayaa goordhaw waxaa Nairobi Ku dileen labo qof oo lagu tuhunsan tahay burcadnimo.

Wiil Soomaaliya ah iyo mid kale oo Oromo ah, Lana sheegay in ay tirsan yihiin burcadda loo yaqaano Super Power ayaa lagu dilay waddada 1aad ee Islii, inta u dhaxeysa suuqyada Amal iyo Taysir.

Weriyaha Goobjoog News oo goobta booqday waxaa uu sheegaa in meydkooda uu weli halkaasi yaallo.

Wixii warar dheeraad ah, kala soco, Goobjoog News.