U bood dhigaalka

Burco Oo Lagu Xiray Nabadoon

Sheeko:Dalka

Magaalada Burco ayaa waxaa lagu xiray Suldaan Maxamed  Muuse kaasi oo la sheegay in ciidamada amniga ay u taxaabeen xabsiga.

Ilaa iyo hadda lama caddeynin sababaha lagu xiran Suldaan Maxamed Muuse balse warark waxay sheegayaan in inta badan uu ka hadli jiray xaaladaha xasaasiga ah ee ka taagan Somaliland.

Horay Somaliland waxaa loogu xiray boqor Buur-madow iyada oo maxkamadda gobolka Maroodi jeex ay ku xukuntahy xabsi 5 sano ah.

Goobjoog News