U bood dhigaalka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Waxaa Ka Danbeysa Hay’adda Nabad sugidda ”

Sheeko:Amniga

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeyay arimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga iyo xaalada kala guurka,wuxuuna shacabka Soomaaliyeed iyo xisbiyada ka dhisan dalka u soo jeediyay in laga qeyb qaato horomarka iyo nabada Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Hadal Jeedintii Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur 

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/670462207151079/

Goobjoog News