U bood dhigaalka

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro  

Sheeko:Dalka

Cabdiraxmaan Cirro oo ah murashaxa xisbiga Wadani ee doorashada Somaliland ka dhaceysa 13ka bishan, waxaa uu ku dhashay Hargeisa 1955.

Waxbarashada:

 1985-1988: wuxuu ka baxay SIDAM Muqdisho

1983-1985: SIDAM,  Bachelor of Science PSC

1980-1982:  Post  gratuate SIDAM ayuu ka qaatay  Adminsteration and Management

1973-1977: dugsiga sare ee Sheikh ayuu ka baxay  G  C E General Certificate of Education

 Shaqo:

1998: IT training Helisinki

1997: Job Seeking Skills Filand

1998: African  Study Mosco Rushiya

1986: Project  Analyze Course   Qaahira

2005-20117: wuxuu ahaa guddomiyaha golaha wakiillada, Somaliland.

2011-2016: wuxuu noqday guddomiyah xisbiga waddani

2006-2010:  wuxuu ahaa ku xigeenka xoghayaha xisbiga UCID 2016 iyo xogyaha arrimaha dibadda

2004-2005: wuxuu ahaa madaxa shirkadda Al-khair ee dhismaha

2004:  Manager  Dirctor Euro Travell Agencey

1999 -2002: Somali Skills Bank Helisinki  Project IOM

1991-1996:  head of Mission Safaaradda Ruushka

1988 -1991: economy   chancellor, Safaaradda Soomaalida Ee Moscow

1981-1980: Head ofr corporation, Waraadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

1978-1981:  Internal Auditing  Agency of Somalia

1977 -1978: national Service Tearcher  Oodweyne Intermidiate School

Waa Murashaxa Xisbiga Wadani, waxaa uu ku hadlaa Carabiga iyo afaf kale.

Goobjoog News