U bood dhigaalka

Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey Oo Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay  tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.

Doorashada guddoomiye ku-xigeenka  1aad waxaa laga adkaadey Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqadir, natiijadana waxaa lagu dhawaaqi doonaa goordhaw.

Natiijada kala soco, Goobjoog News