U bood dhigaalka

Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Saameyn Doona Duulimaadka Aden Cadde

Sheeko:Dalka

Duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ku duulaya gegida diyaaradaha Aden Cadde ayaa la joojiyay 22-ka bishan February 2017-ka sababo la xiriira caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Qoraal ay soo saartay wasaaradda gaadiidka ayaa arrinkaas lagu sheegay:

Joojin-duulimaad-22-bisha