U bood dhigaalka

Cali Xaaji Warsame Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Mareykanka Ay Dadka Dhalashadooda Heysta Uga Digayaan Musuqa

Sheeko:War

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame  ayaa waxaa uu soo dhaweeyay go’aan uu sheegay in dalka Mareykanka uga digayaan musuqa dadka heysta dhashadooda.

Musharax Cali Xaaji warsame oo  haatan ku sugan dalka Mareyakanka oo arrinkaasi ka hadlayey waxaa uu yri:

“ Go’aamada Ingriiska iyo Maraykanku ka qaateen dadka haysta dhalashadooda ee Soomaliya Musuqa ka wada, runtii waa talaabo soo dhawayn mudan” Musharax Cali ayaa saas yiri.

Murashaxa ayaa la filayaa in uu dalka soo gaaro maalmaha soo socda si uu uga qeyb-qaato doorashada dalka ka dhaceysa todobaadyada soo socota.

Goobjoog News