U bood dhigaalka

Amaanka Boosaaso oo la Adkeeyay

Sheeko:Dalka

Wadooyinka  Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari saaka waxa lagu arkayaa Ciidamo aad fara badan kuwaas oo   heegan ugu jira sidii gacanta ay ugu soo dhigi lahayeen koox halkaas  dil ka gaystay.

Ganacsadahan  ayaa lagu Magacabi jiray Xersi aadan Uruurshe (Xersi Aduunyo)  dilkan ka dib ayaa ciidamadu  tan  iyo xalay waxa ay wadaan howlgalo ay ku sugayaan ammaanka.

Dilkan ayaa dad badan oo ku nool Magaalada Boosaaso si aad ah u  hadal haya xili Maamlmo  ka hor ,Magaaladaas ay ka dhaceen dibadbaxyo rabshata wada

Goobjoog News