Ciyaaraha
-
Ciyaaraha
Agaasime Cumar “Waan Bogaadinayaa Da’daalka Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug”
Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug mudane Cumar Guure ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay wax qabadka wanaagsan ay soo…
Read More » -
Ciyaaraha
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire oo safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho tan iyo bishii December…
Read More » -
Ciyaaraha
Ciyaartooyda Galmudug Oo Kulan Sagootinta Ah Loogu Sameeyay Muqdisho
Dhalinyarada Galmudug ee Gobolka Banaadir ayaa kulan sagootin ah caasimada Muqdishu ugu sameeyay madaxda,macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta…
Read More » -
Ciyaaraha
Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug”
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay Madaxweyne Qoor-Qoor iyo madaxda kale ee Galmudug kaalinta ay…
Read More » -
Ciyaaraha
Wasiir Xuseen “Ma Gudi karno Abaalka Macallimiinteena”
Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug mudane Xuseen Cabdulle Xasan ayaa sheegay in aysan iloobi doonin macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug…
Read More » -
Ciyaaraha
Madaxweyne Qoor-Qoor “Dhamaan Ciyaartooyda Galmudug Waa Shaqaale Rasmi Ah Oo Ka Tirsan Dowladda”
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan si heer sare ah loo soo agasimay ku Maamuusay ciyaartooyda Kooxda Galmudug…
Read More » -
Ciyaaraha
Madaxweynaha Galmudug Oo Si Heer Sare U Maamuusay Kooxda Galmudug Ee Kaalinta Labaad Ka Gashay Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir
Madaxdweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan mahadcelin u sameeyay ciyaartooyda Galmudug ee kaalinta labaad ka galay tartanka kubbadda…
Read More » -
Ciyaaraha
Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waxaa Xoog Ku Haysta Hal Beel”
Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay qaabka ay u…
Read More » -
Ciyaaraha
Cabdiqaadir Muxidiin Dacar “Waxaan U Mahadcelinaa Tababare Axmed Tahliil”
La Taliyaha Maamul Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadr Muxiidiin Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wax qabadka wanaagsan…
Read More » -
Ciyaaraha
Maxamed Deeq “Waa Mas’uuliyad Adag In Lagaaga Yeero Xulka Qaranka”
Daafaca qibrada wanaagsan ee kooxda kubbadda cagta Jubaland Maxamed Cumar Cabdi ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay u dheelista Xulka…
Read More »