Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ka hadlay ansixitan xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in…
Muuqaalada Gooobjoog
-
-
amaankaAqalka SareBaarlamaankaBanaadirGalmudugGolaha ShacabkaHirshabeelleJubalandK/GalbeedMadaxweynaha 9-aadMuuqaalada GooobjoogPuntlandWararka Dalka
Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga mahadceliyey Xildhibaanada ansixinta Golaha iyo Qorshaha Xukuumadda
by Abdiby AbdiRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay in…
-
CiyaarahaMuuqaalada Gooobjoog
Wasiir Xamza Saciid Xamza “Aan U Hiilino Isboorrtiga Dalka ”
by Abdiby AbdiWasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza oo ka hadlay furitaanka tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020 ayaa sheegay…
-
amaankaBaarlamaankaMadaxweynaha 9-aadMuuqaalada GooobjoogWararka DalkaWarbixin Gaar ah
Farmaajo, Ma Ciribtiray Xulafadii Xasan Kheyre ee Golaha Wasiirrada?
by Abdiby AbdiWaxaa fiidnimadii Isniinta lagu dhawaaqay xukuumaddii ra’isul wasaaraha cusub ee Maxamed Rooble, isbadal badan oo xagga beelaha ma dhicin marka la eego…
-
Muuqaalada Gooobjoog
Kulan looga hadlayay arrimaha Doorashooyinka ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb
by Abdiby AbdiKulan looga hadlayay arrimaha Doorashooyinka ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb waxaana ka qeyb galay mas’uuliyeen ka socotay Galmudug Urarada bulshada rayidka iyo…
-
Muuqaalada Gooobjoog
Dood Cilmiyeed Looga Hadlayay Dhibaaooyinka Jinsiga Loo Geysto Dumarka Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho
by Abdiby AbdiDood Cilmiyeed looga hadlayay dhibaaooyinka jinsiga loo geysto dumarka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho,waxaan doodan ka qeyb galay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka…
-
amaankaGanacsigaMuuqaalada Gooobjoog
Bangiga Dhexe Oo Beeniyay warar been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay Bangiyada Dalka.
by Abdiby AbdiKaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar, kuwaas oo…
-
amaankaBaarlamaankaGobaladaMuuqaalada GooobjoogWararka Dalka
Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti-dhiibtay Dib u dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada
by Abdiby AbdiQaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo ka aragti -dhiibtay Dib u dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada waxaana qaar ka mid shacabka…
-
BaarlamaankaMuuqaalada Gooobjoog
Kulan Lagu Taageerayay Musharraxa Xildhibaan Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho
by Abdiby AbdiXaflad lagu soo dhoweynayay Musharrax xildhibaan 2021/2025 Marwo Farxiyo Axmed Diini ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho Waxaa kulanka lagu soo dhoweynayay…
-
amaankaBaarlamaankaGolaha ShacabkaMadaxweynaha 9-aadMuuqaalada GooobjoogWararka DalkaWarbixin Gaar ah
Kheyre, Horay Wasiirro Ka Tagay Ayaa Ku Sifeeyey Isbarbar yaac, Been, La Heyste, Federaal-ka Neceb!
by Abdiby AbdiDad badan ayaa ka xumaaday sida Xasan Kheyre, ra’isul wasaarihii hore looga diiday codsigiisa ahaa inuu xilka ku wareejiyo ra’isul wasaare Maxamed…