Hoos u dhac weyn ayaa la gadareemayaa qiimaha la kala siisto saliidda dunida kadib markii quwadaha caalamku ay ka qaadeen dalka Iran…
gaas
-
-
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Khamiistii oo taariikhdu ahayd 14ka Janaayo 2016 ansixiyey Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka. Ujeeddada loo abuuray xeerkani waxay…
-
gaasWararka Dalka
Dowladda Soomaaliya oo Heshiis La Gashay Shirkad Caalami ah Si Kheyraadkeeda U ilaaliso
by Abdiby AbdiWasaaradda Petroolka ee Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadda IMMMA Advocates, si ay kala taliso sharciyada ku aadan Kheyraad ama Waxsoo…
-
gaasWararka Dalka
Maamulka Jubbaland oo Heshiiskii Spectrum iyo Dowladda Federaalka ka dhigtay Waxba Kama Jiraan
by Abdiby AbdiQoraal uu December 24-keedii soo saaray maamulka Jubbaland kuna saabsanaa heshiis dhawaan dhexmaray Shirkadda Shidaal baaritsta ee Spectrum iyo Dowladda Federaalka ayey…
-
gaasWararka Dalka
Wasaaradda Batroolka “Soomaaliya Waxay Isku Diyaarineysaa In Shidaalkeeda La Qodo Oo La Hubiyo”
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo wareysi siiyay Goobjoog News, ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilligaan…
-
featuredgaasWararka Dalka
Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Si Wadajir Ah Uga Faa’ideysanaya Kheyraadka Dalka
Magaalada Muqdisho waxaa maanta heshiis ku gaaray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada kala ah Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, kaasi…
-
gaasWararka Dalka
Soma Oil & Gas oo ay Soo Wajahday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan
by Abdiby AbdiShirkadda Soma Oil & Gas ayaa sheegtay in baaritaanka lagu wado uu horseeday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan…
-
gaasWararka Dalka
Wasiir Fargeeti “Soomaaliya Ma Aqbali Doonto In Hakad La Geliyo Heshiisyada Shidaal Baarist Ah”
Wasiirka Maaliyada ee Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Frgeeti ayaa sheegay inaysan aqbali doonin in hakad la geliyo heshiisyada shidaal barista ah. Wasiirku…
-
featuredgaasWararka Dalka
Shirkadda Soma Oil & Gas Oo Mar Kale Dafirtay Dacwadda Loo Haysto, Rajana Ka Qabta Inay Guuleysato
Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa mar kale iska diiday eedemo loo soo jeediyay oo ah si qeynuunka waafaqsaneyn ay u waday…
-
gaasWararka Dalka
Wasiirka Batroolka Oo Ka Warbixiyay Heshiiska Ay Dowladda Federaalka La Gashay Shirkadda Spectrum
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mukhtar ayaa faah faahin dheerad ah ka bixiyay heshiis magaalada Muqdisho kula galeen Shirkadda…