U bood dhigaalka

Ciidamada Asad Oo La Wareegay Qeybo Ka Mid Ah Xalab

Sheeko:Dalka

Ciidamo taageersan Bashaar Al-asad ayaa la sheegayaa in ay sabtidii la wareegeen qeybo ka mid ah magaalada caanka ah ee Xalab.

Afhayeen ciidamada ka tirsan oo la hadlay wakaallada wararka SANA ayaa sheegayaa in ciidamadooda ay la wareegeen dhismayaasha Hunduuda iyo qeybo badan oo ka tirsan Xalab.

Xaafadda ay ciidamada Asad qabsadeen waa markii ugu horeysay ee ay la wareegaan kadib markii Mucaaradka ay qabsadeen sanadkii 2012-ka

Goobjoog News