U bood dhigaalka

Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyay Deegaanka Buq’aqable Ee Gobalka Hiiraan

Sheeko:Dalka

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay isaga baxeen deegaanka Buq’aqable ee Gobolka Hiiraan, waxaana deegaankaasi dib ula wareegay ciidamada Xarakada Al-shabaab.

Lama Oga ilaa iyo hada waxa keenay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay faarujiyaan deegaankaasi.

Saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya weli wax war ah kama aanay soo saarin sababta ku dambeysa in deegaankaasi ay isaga baxaan/

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeen akale

Goobjoog News