U bood dhigaalka

Ciidamo Cudub Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Sheeko:Dalka

Ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bedalaya ciidamo dalka ku sugnaa muddo Sanad ah.

Ku simaha taliyaha ciidamada dalka Uganda ayaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay ciidamadani.

Ciidamada ayaa qeyb ka noqon doona kuwa howlgalka AMISOM, waxaana dhinaca kale magaalada Muqdisho ka amba baxay ciidamadii la bedalay, kuwaasi oo saldhigoodu ahaa magaalada Baraawe.

Riix halkaan si aad u dhageysato Warbixintan iyo wariye Axmed-weli Xuseen