U bood dhigaalka

Codeynta Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweynha Oo Lasoo Gabagabeeyey

Sheeko:Dalka

Waxaa goor dhow soo dhammaaday codeynta wareegga Labaad ee doorashada madaxweynaha, waxaana wareeggan isugu soo haray Saddex musharrax.

Xildhibaannada oo gaarayey 328 mudane ayaa codeyntaan ka qeybgalay, iyadoo goor dhow ay bilaaban doonto tirita cododka, kadibna la shaacin doono natiijad.

Wareeggan Labaad waxaa ku tartamaya musharraxiinta kala ah Maxamed C/laahi Farmajo, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News