U bood dhigaalka

Daacishta Ku Sugan Soomaaliya oo Qoraal Ka soo saartay Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda

Sheeko:Amniga

Daacish garabka gudaha Soomaaliya ayaa beyca la galay hoggaamiyaha cusub ee kooxda Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.

Sawirro ay soo dhigeen Telegram iyaga oo 10-neeyo ah ayey beycadan ku dhaarteen iney daacad u noqonayaa Quraishi.

Quraishi  ayaa la magacaabay khamiitii iyaga oo ku dhaartay iney u aargudayaan hoggaamiyihii hore Al-baqdaadi.

Abuubakar Al-Baqaadi waxaa uu Mareykanka ku dilay bishii hore weerar uu ka fuliyey  waqooyiga Suuriya.

Goobjoog News