U bood dhigaalka

Daawo: Cumar Filish Oo Sheegay In Qaraxii Muqdisho Lala Damacsanaa In Laga Fuliyo Gudaha Magaalada

Sheeko:Amniga

Cumar Filish. duqa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaraxii saakay ka dhacay Ex-control Afgooye, isaga oo sheegay in Al-shabaab ay la damacsanaayeen iney gudaha magaalada ka fuliyaan.

Filish ayaa tilmaamay in ciidamada ammaanka ay ka hortageen qaraxan oo ay ku dhinteen ku dhowaad 100 qof oo shacab u badan.

halkaan hoose ka daawo:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=IwGtpLnwcQs]

Goobjoog News