U bood dhigaalka

Daawo: Dr Xasan Sheekh Cali ” Qofna Lama Xiri karo Cadeyn La’aan ”

Sheeko:Amniga

Dr. Xasan  Sheekh Cali Nuur oo ah bare cilmiga siyaassadda ka dhiga jaamacadda umadda Soomaaliyeed  oo GoobjoogTV  la hadlay ayaa sheegay in sharci darro ay tahay in la xiro qof aan cadeyn lagu heynin waxaana uu intaas ku daray in muwaadinka la xiro karo markii dambigiisa cadeyn lagu helo sida uu qabo dastuurka dalka u yaallo.