Daawo:-Guddoomiye Xaliimo Yareey “ Guddiga Doorashooyinka Waxa Uu Sheego Waa In La Qaataa ”

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo yarey) ayaa waraysi dhinaca Sky-ka siiyay warbaahinta Goobjoog,iyadoo sheegtay in guddiga doorashooyinka waxa uu sheegayo shacabka iyo siyaasiinta loo qaato si wanaagsan.

Halkan Ka Daawo Waraysi Ay Guddoomiye Xaliimo Yarey Siiyay Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW