U bood dhigaalka

Daawo: Heshiis Laga Gaaray Doorashooyinka Somaliland

Sheeko:Amniga

 

Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Ucid , Kulmiye  iyo Wadani , ayaa maanta kala sixiixday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka, oo dhowr jeer horay la isugu khilaafay.

Heshiiska  laga gaadhay qabsoomidda doorashooyinka   ayaa waxaa sixiisay madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga Klmiye , Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyayaasha xisbiyada Ucid , Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali-waraabe iyo guddoomiyaha xibiga Wadani ,  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),

                                                  Halkaan Ka Daawo Heshiiska 

Goobjoog News