U bood dhigaalka

Daawo: Mareykanka Oo Sheegay In Xoojinayaan La Dagaalanka Al-shabaab

Sheeko:Dalka

Bigadier General Miguel A. Castellanos oo ah ku xigeenka abaanduulaha ciidanka Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ee loo soo gaabiyo CJTF-HOA ayaa maanta sheegay in uu ka shaqeyn doono xiriirka Soomaaliya iyo ciidanka Mareykanka.

Castellanos oo taliskiisa xafiiskooda ku yaallo Aden Adde Airport, waxaa ay qeyb ka yihiin howlgalka Mareykanka ee AFRICOM, waxaa uu ka hadlay in uu xoogga iyo ahmiyad ballaaran siin doon la dagaalanka Al-shabaab.

Ka hor inta aan la soo magacaabin waxaa la sheegayaa in uu horay uga soo shaqeeyay qorsheynta iyo siyaasadda ciidamada Mareykanka, waxaana lagu qaatay hal xidigle 1987-dii.

Daawo, Warbixinta: