U bood dhigaalka

Daawo: Shacabka Muqdisho Oo Hal Arrin Ka Dalbaday DFS

Sheeko:Dalka

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood oo u warammay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya.

Shacabkan waxay sheegeen in Kenya dhib ay ku qabi doonto go’aankii ay xiriirka ugu jartay dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in dowladda iyadana loo baahan yahay in go’aan adag ay ka qaadato.

Qaarkood dadkan ayaa soo jeediyey in dowladda federalka ay dalka ka mamnuucdo gabi ahaanba Khaadka, kaasi oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee dalkaasi.

Halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News