Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Madaxtooyada Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan madaxtooyada Masar halkaasi oo soo dhaweyn heer sare loogu sameeyay.
Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa soo dhaweeyay Farmaajo, waxaa loo tumay Music iyo salaanta calanka Soomaaliya, kadibna waxaa ay labada mas’uul u gudbeen gudaha Qasriga Itixaadiya halkaas oo laga wada hadlayo xiriirka labada dal.
Daawo, Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Qaahira: