U bood dhigaalka

Daawo: Wareysiga Profesor Shirwac oo Ka Warbixiyey Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Bulshada Rayidka ah

Sheeko:Baarlamaanka

Profesor Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan hay’adda tubta nabadda Soomaaliyeed  oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa ka warbixiyey kulan ururada bulshada rayidka ah ay magalaada Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug ay kula yeesheen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Profesor ka oo sidoo kale  kamid yahay ururada Bulshada rayoidka ah ee ka jira maamullada dalka iyo gobolka Banaadir ka kala socda , ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha uu kala hadlay bulshada rayidka ah xaaladaha hadda socda iyo arrimaha doorashooyinka dalka oo la filaayo in ay qabsoomaan sanadka 2021-ka sida qorshu yahay.

                                             Halkaan Ka Daawo Wareysiga Profesorka.

 

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/619017455666403/?t=14

Goobjoob News