U bood dhigaalka

Daawo:- Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Beesha Muddullood

Sheeko:Amniga

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga Beesha Muddullood, oo Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ,waxaana mudaas ka qeyb galay Siyaasiyiin,Dhallinyaro,Haween iyo qaar ka mid ah Madaxda Maamul Goboleedyada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay intii uu socday.

Halkan Ka Daawo Warmurtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Beesha Muddullood

Goobjoog News