U bood dhigaalka

Dad Ku Dhintay Afgaanistaan

Sheeko:Caalamka

Rag  hubaysan ayaa weerar dad badan ay ku dhinteen waxay ka geysteen wadanka afgaanistaan  14 qof ayaa ku dhimatay  36 kale way ku dhaawacmeen .

Weerarakan ayaa  waxaa uu ka dhacay masaajid ku yaalo Kaabuul oo ah caasimadda wadnka Afgaanistaan .

Afhyeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegay in kooxihii weerarka soo qaaday mid kamid ah la dilay sidoo kale waxa uu intaas ku daray in weerarka la so  afjaray.

Mas’uuliyaada weerarkaan cidana masheegay madxweynaha Afgaanistaan ayaa dhaleeceeyey waxa uuna ku tilmaamay xad gudub ka dhan ah bani aadanimada.

Weerarkaan ayaa ah kii ugu danbeeyey oo lagu qaado dad ku jira goobaha lagu cibaadeysto bishii June ayey aheyd weerer ceykaan oo kale lagu qaaday bartamaha magaalada Kaabuul kasoo sababay dhimashada 84 qof 130 kalena lagu dhaawacay.

Weerardaan oo kale ayaa waxaa la aaminsanyahay iney geestaan kooxa islaamiyiinta ah oo lagu magacaabo daacish.