U bood dhigaalka

Dad Ku Dhintay Hoobiyeyaal Ku Soo Dhacay Wadajir

Sheeko:Dalka

Afar qof ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen, sadex kalana ay ku dhaawacmeen hoobiyeyaal ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha degmada Axmed Cabdulle Afrax oo hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in 4 qof ayaa ku dhimatay, 3 kalana ay dhaawacantay duqeynta isaga oo intaa raaciyay in uu baaritaan hadda socdo.

Wararkaas oo Dheeraad Ah, Kala Soco, Goobjoog News