U bood dhigaalka

Dagaal Beeleed Dib Uga Bilowday Magaalada Marka

Sheeko:Dalka

Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya beello magaaladaasi wada deggan.

Xaafado ka tirsan magaalada Marka waxaa laga soo sheegayaa in laga maqlayo rasaas, iyadoo ugu yaraan halkaasi uu Hal qof ku geeriyootey.

Beelahan ku dagaallamay magaalada Marka ayaa lasoo sheegayaa iney marar badan sidan oo kale ugu dagaallameen magaaladaasi.

Maamulka magaalada Marka oo aynu xiriir la sameynay si aan wax badan uga ogaanno dagaalkan ayaa inoo suuragelin.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News