U bood dhigaalka

DEG DEG: Shacab Banaanbax Ka Bilaabay Gaalkacyo

Sheeko:Dalka

Shacab aad u badan ayaa goor dhow waxay banaanbax ka bilaabeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana ay kasoo horjeedaan dadkan diidamada lacagta shilin Soomaaliga.

Dadkan oo sigu jira qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo ayaaa waxay socod ku marayaan dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaaladaasi, waxaana ay kasoo horjeedaan ganacstada diiddan lacagta.

Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa ah mid aad loo adkeeyey, iyadoo la filayo in mas’uuliyiinta Gaalkacyo ay dadkaasi kula hadleen meel fagaare ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News