U bood dhigaalka

WAR DEG DEG AH:- Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Gaalkacyo

Sheeko:Dalka

Heshiis la magacbaxay Heshiiska Galkacyo oo hadda ay wada saxiixeen Madaxweynayaasha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Galmudug Cabdikarim Guleed.

Heshiiskan qodobadiisa waxaa ka mid ah in Ciidanka la kala qaado, in dib loo soo celiyo dadkii qaxay, in la saaro guddo labada dowlad goboleed ka kooban iyo in laga fogaado wax walbo oo fowdo keeni kara.

Waxaa sidoo kale hadda hadlaya Madaxweynayaasha iyo wufuudda goobta jooga.

Wixii faahfaahin ah kala soco Goobjoog News