U bood dhigaalka

DEGDEG: Qaraxyo Gilgilay  Hoteelo ku yaalo Magaalada Muqdishu

Sheeko:Dalka

Labo qarax oo aad u xoogan ayaa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdishu maqribkii maanta.

Qaraxa hore waxaa uu ka dhacay Hotel Siyaad halka qaraxa labaad uu ka dhacay Hotel Weheliye, labada qarax waxaa ay ka dhaceen xilli afurkii ah.

Lama oga khasaaraha dhabta, wixii faahfaahin ah, kala soco Goobjoog News