U bood dhigaalka

DFS Oo Dalka Ka Mamnuucday Hay’adda Sahan Research

Sheeko:Dalka

Wasaaradda amniga gudaha ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay gabi ahaanba shaqooyinkii dalka ka haysay lagaga joojiyey hay’adda Sahan Research oo ka shaqeynaysay Soomaaliya, taasi oo howlaheeda ahayd cilmi baaris.

Sababo la xiriir amniga qaranka iyo xasiloonida dalka ayeey wasaaraddu ku sheegtay in shaqada looga joojiyey hay’addan.

Halkaan hoose ka akhriso: