U bood dhigaalka

DFS Oo Magacawday Guddiga Farsamada Ee Maamul Dhisidda Galmudug

Sheeko:Dalka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad goboleedka Galmudug.

Guddigan la magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ay iska soo dooran doonaan guddoon, waxayna shaqadoodu tahay ka shaqeynta dhismaha Galmudug.

Isaaq Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha oo warbaahinta u akhiriyey wareegtada lagu soo magacaabay guddigan ayaa tilmaamay in magacaabista guddiga uu salka ku hayo go’aankii kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta Galmudug.

Hoos ka akhriso magacyada guddiga: