U bood dhigaalka

Dhageyso: Askari Dad Dhaawacay Oo La Soo Qabtay

Sheeko:Dalka

Taliska Guutada Shanaad qeybteeda 27-aad ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo 26-kii bishaan dad rayid ah ku dhaawacay Magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan.

Amaan duulaha Guutada Shanaad ee ciidamada xoogga dalka Isaaq Idiris Isaaq ayaa tilmaamay in Askariga Xabsiga loo taxaabay halkaasna lagu heyn doono ilaa iyo inta laga xukumayo.

Halkan Ka dhageyso

 

 

 

Goobjoog News