U bood dhigaalka

Dhageyso: Baaritaan Lagu Hayo Dhacdo Kenya Ku Xasuuqeen Qoys Shacab Ah

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha degaanka Faafaxdhuun ee gobolka Gedo Aadan Shuqul Nuunoow oo Goobjoog News uga warramay fal ciidanka Kenya ay ku xasuuqeen qoys deganaa meel aan ka fogayn degaankaasi ayaa sheegay in ay ka xun yihiin.

Wuxuu sheegay in dhibaatada qoyskaasi ku dhacday ay ka xun yihiin haseyeeshee ay sababteeda leeyihiin Xarakada Alshabaab, oo qarax wadada u galiyay ciidanka Kenya.

Guddoomiye Aadan Shuqul Nuunoow ayaa tilmaamay inay wadaan baaritaanno la xiriira qaabka ay dhacdada u dhacday.

Waxaa uu sheegay in baaritaannada kaddib ay sugayaan natiijada ka soo baxda.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News