U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 06-04- 2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Madaxweynaha Galmuudug oo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku soo dhoweeyay Xaaf oo safar dhulka ah kaga yimid Galkacyo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka socda Degmada Walan-weyn ee Gobolka Shabeellaha heose.

Xeer-ilaalinta guud ee Dalka ayaa war cusub ka soo saaray tacaddi dhowaan Degmada Afgooye loogu gaystay Gabdho daýar ahaa.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay Guddomiyihii hore Baaralamanka Koonfur Galbeed Somaliya.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Fatxi Maxamed Axmed  iyo Anfac Aadan cabdi

Goobjoog News