U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 08-04- 2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Hoobalka Axmed Ismaciil Xudeydi ayaa Cudurka CORONA ugu geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska.

Guddomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaallada ka socda qaybo ka mid ah Gobollada Dalkeena.

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax lala eegtay AMISOM oo ka dhacay Shabeellaha dhexe.

Ciidamada Dowladda aya la waregay deeganno iyo degmoyin ay maalmahan ka dhacayeenn dagal beeldyo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax xalay ka dhacay Magaalada Bosaso ee xaruntagobolka Bari.

Dowladda Mareykanka ayaa shaaciyay in duqeyn lagu dilay Hoggaamiye sare oo ka tirsana Xarakada Al-Shabaab.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Maariya Haarliin

Goobjoog News