U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 12-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Ridday

Mareykanka Oo Wali Ka Aamusan Duqeyn Uu Dad Shacab Ah Ku Dilay

Ganacsatada Dharkenyleey oo cabasho ka muujiyay lacago dheeri ah oo agu soo rogay

Al shabaab oo weerar ku qaaday magaalada Mandheera

Hadabada halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya weriyahayaga Yuusuf Cabdulaahi Maxamed

Goobjoog News