U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Darawal Mooto Bajaaj ayaa maanta lagu dilay Degmada Hodon Magaalada Muqdisho.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta  sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta.

Ammaanka Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa aad loo.

Dowladaha Uganada iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay qorshaha joogitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaliya.

Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir dhex mari ahaa Madaxda Dalalka Itoobiya, Somaliya iyo Kentya cabsi laga qabo Caabuqa CARONA.

Hadabada halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdikariin Cali Aadan iyo Anfac Aadan