U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 15-04- 2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye Oo Maalintii 2-aad U Xiran Dowladda Soomaaliya..

Maamulka Warbaahinta Goobjoog ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xarigga tifatiriha Goobjoog.

Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka ka jira ayaa cambaareeyay Xarigga Tifatiraha Goobjoog oo maalintii Muqdisho ku xiran.

Ururada u dooda Saxaafadda Somaliya  ayaa cambaareyya xarigga Weriye Cabdicasiis Gurbiye loogu gaystay Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa canshuur dhimis ku sameysay raashinka qutul daruuriga ah ee lagama maarmanka u ah bulshada.

Hooyo Soomaaliyeed Oo Ka Tirsan Ciidanka “Danab” ayaa sheegtay waxa ku dhaliyay in ay ka mid noqoto Ciidanka, iyo mustaqbalka waxa ay ka filanayso.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaysa Maariya Haarliin

Goobjoog News