U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 16-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta darajada Gaashaanle Dhexe u dalacsiiyay Taliyihii Ciidanka Daraawiishta qeybta Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha Ciidan Xoogga Dalka ayaa sheegay in ay la wareegeen Magaalada Janaale oo ALshabab maamulayeen ku dhowad 10 sano.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa wadahadallada la qorsheynayo inay yeeshaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixyay Guddi ka socday Dowladda federaalka oo gaaray Magalaada Beledweyne.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Bashiir Maxamuud Maxamed iyo Najiib Cabdulaahi Xalane