U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 18-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in 15 Maalmood la xiray Laanta dambi baarista ee C.I.D.

Dowladda Soomaliya ayaa shaaciyay in dhaqaalaha ay u diyaarisay ka hortagga iyo la tacaalidda caabuqa COVID- 19, Dalka oo dhan.

Guddomiyaha Maxkamdda Gobolka Hiiraan ayaa dacwad ka gudbiyay Guddomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Taliyaha asluubta qebta gobolkaasi.

Madaxweyne Puntland ayaa aqbalay in uu Shir wada-tashi ah u qabto Saamileyda Siyaasadeed ee Soomaliya.

Taliska Xoogga Dalka ayaa ka hadlay qaabkii ay Ciidamada Dowladda kula wareegen Magaalada Janaale ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Basiir Maxamuud Maxamed iyo Anfac Aadan cabdi