U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 25-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Bajaajlayaasha ka shaqeeya wadada xiriirisa Muqdisho iyo Ceelaha biyaha oo maanta dhigay dibadbaxyo ay uga cabanayaan in laga xiray wadadaasi.

DF Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Al Shabaab

faafaahinno laga helayo qarax maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho

Bangiga Hormarinta Afrika Oo Ka Cafiyay Soomaaliya Deyntii Uu Ku Lahaa

Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Deeq Caafimaad oo Looga Hortagayo Xanuunka Coronavirus

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaysa Xamdi Baraale

Goobjoog News