U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 26-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Dowladda Soomaaliya Ayaa Xaqiijisay In Kiiskii Labaad Ee Coronavirus Ah Laga Helay Magalaada Muqdisho

Ciidanka Dowladda Soomaaliya  ayaa Sheegay in Gobalka Baay Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab, ka dib dagaal gobalkaasi ku dhexmaray labada dhinac

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kullan La Qaatay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa u sheegay shacabka reer  Jannaale inay gacan ka geystaan sidii cadawga looga xoreyn lahaa degaannada ay kaga sugan yihiin gobolka Shabellada_hoose.

Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa bogaadiayay in Soomaaliya ay gaarto heerkii looga cafin lahaa deymaha uu caalamku ku leeyahay

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Yuusuf Cabdulaahi Maxamed

Goobjoog News