U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 28-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Dowladda dhexe ayaa hakisay safarrada gudaha Dalka, si loo yareeyo

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax bambaano oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

 Dowladda Somaliya ayaa la wareegtay Maamulka Iskuulka 15-ka May, xilli ay dhex-dhexaad ka noqatay muranka Masar iyo Itoobiya.

Madxada Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa hakiyay shaqadii Safaaradda in muddo ah, arrimo la xariira Xanuunka COVID-19.

Guddomiyaha Baarlamanka Hirshabeele ayaa bulshada ku dhaqan deegannada Hirshabeele ugu baaqay in ay u hoggaansamaan taloyinka ay soo jeediyaan Hay’daha Caafimadka.

Madaxweynaha Somaliya ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u hoggaansamaan Talooyinka Caafimaad ee Bad-qabkooda la xiriira.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Fatxi Maxamed Axmed

Goobjoog News