U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 29-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

AMISOM ayaa xirtay xerada Xalane, xilli maamlo ka hor laga helay qof qaba Cudurka Coronavirus awadii.

Dowladda Federaalka ayaa faah-faahisay Go’aanka ka soo baxay ee la xiiria xayiraadda duulmadyada dibadda.

Diiwaan gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed Soomaliya ayaa maanta bilaabaneysa, xilli maalmo ka hor la dhaariyay Xillibaannada cusub ee KGS.

Mareykanka & Dowladda Somaliya ayaa si wadajir ah uga hadley duqeyn laga fuliyey Gobolka Baay.

Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay baahida loo qabo agabka looga gaashaaman karo Cudurka CORONA VIRUS.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Maariya

Goobjoog News