U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 30-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Dowladda federalka ayaa ka hadashay qarixii  ka dhacay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Guddomiyihii Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa xalay u geeriyoday Qarax ka dhacay Magaalada Garowe.

Duqa Muqdisho ayaa so saaray  amar cusub oo lagu xirayo Goobaha bulshada kulmiya, si loo yareeyo halista Cudurka Saf-mareenka ah ee CORONA.

Cudurka CORONA VIRUS ayaa 2-Gabdhood oo Soomaali ah ku haleelay Magaalo ku taalla Dalka Belgium

Taliyaha ciidanka Asluubta_Soomaaliyeed  ayaa sheegay in Maxaabiista ku xiran gudaha xarunta loo qeybiyay agabka loo isticmaalo ka hortagga cudurka Covid19.

Dadka ka sheqeeya sarrifka lacagaha qalaad ayaa sheegay in  hoos u dhac ku yimid ganacsigooda, kaddib markii uu duida ku faafay Caabuqa COVID19.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Beerdaro iyo Anfac Aden Cabdi

Goobjoog News